2. feb. 2010 10:11Soomaali
Tirooyin cusub oo ka soo baxay xafiiska tirakoobka Danmark, ayaa sheegaya inay bilayska soo gaadheen sannadkii hore 418 kiis oo kufsi ah. Baadhitaan ay samaysay wasaaradda caddaaladdu ayaa iftiimiyay, in tiradu xoog uga badan tahay, inta bilayska la soo xidhiidhay.