preload loader
id top nyheder
ledighed, arbejdsløs, ledig, jobcenter, lmslms

© Scanpix

 

Kilde: Jyllands-Posten

 

Shantiiba mid baa ka baqaya shaqala'aan

02. feb. 2010 11.07 Soomaali

Dadka u shaqeeya shirkadaha gaarka ah shantiiba mid baa ka baqaya shaqala'aan. Sidaas waxa qoray wargayska Jyllands-Posten.

-  Waa tiro aad u badan, waxana ay astaan u tahay, inay dheer tahay goorta laga soo kabto xiisadda dhaqaalaha. Dad badan baa dareemaya kalsoonidarro dhinaca shaqadooda, ayuu yidhi borofisar  Flemming Ibsen, oo ka tirsan Aalborg Universitet.

Wuxu ku qiyaasay, in cabsidu saamaynayso wada xaajoodka ururada shaqaalaha iyo shaqobixiyayaasha.

- Cabsida laga qabo, in shaqada la waayo, ayaa keenaysa in la dalbado mushar yar.

Shaqabixiyayaasha ayaa hor fadhiya xoogagga shaqaalaha, oo aan jid kale u bannaanayn sidii berigii hore. Taasi waxay shaqabixiyayaasha siisay awood ay ka faaidaystaan, ayuu yidhi.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.