preload loader
id top nyheder
dukaan wayn

Haddaad daba gasho waxyaabaha la jebiyo, waxaad madhxin kartaa ilaa boqolkiiba 30 alaabada aad soo iibsato

© DR

 

Lagt på af: 

 

Kumanaan koron ayaad madhxin kartaa alaabta maalinlaha ah

03. feb. 2010 09.49 Soomaali

Haddaad daba gasho waxyaabaha la jebiyo, waxaad madhxin kartaa ilaa boqolkiiba 30 alaabada aad soo iibsato, sidaas waxa arbacadii qoray wargayska Århus Stiftstidende.

Haddaad tahay dadka mashquulsan, ee had iyo jeer meel keli ah wax ka iibsada, ee aan tamar ku bixin inay raadiyaan dukaamada ugu jaban, waxa laga yaabaa inaad madhxin lahayn boqolkiiba 30, haddaad raadiso dukaamada wax jebiyay. Sidaas waxa muujiyay baadhitaan ay samaysay shirkadda Gordios Insight.

Shirkadda ayaa muddo sannad ka badan dabo socotay qiimaha 25 shay oo la yaqaan, sida kaafiga Merrild, konfelegiska Kellogg's Cornflakes iyo saabuunta Ariel Color. Is barbardhigga qiimayaashu wuxu muujiyay, in alaabooyinkaas had iyo jeer uu jiro ugu yaraan mid ka mid ah dukaamada waawayn oo jebiyay. Madhax wayn baa ku jira, in laga soo iibsado. Boqolkiiba 28-29 ayaa ka dhiman qiimaha caadiga ah.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.