baraf

Jewigii barafku weli ma dhammaan. Giddi dalka waxa maalin dhan ka dhacaya baraf ufo leh, laakiin woqooyiga Shiilland, agagaarka Kobanheegan iyo dhinaca koonfureed wuu ku yar badan yahay barafku

Foto: Henning Bagger © Scanpix

 

Redigeret af: 

 

Baraf badan baa soo socda

03. feb. 2010 11.34 Soomaali

Jewigii barafku weli ma dhammaan. Giddi dalka waxa maalin dhan ka dhacaya baraf ufo leh, laakiin woqooyiga Shiilland, agagaarka Kobanheegan iyo dhinaca koonfureed wuu ku yar badan yahay barafku, ayuu yidhi Jesper Theilgaard, oo ah khabiirka cimilada ee DR.

Sidaas awgeed waxa hayadda jidadku ku talinaysaa, in dadka shaqo tegayaa goor hore guryaha ka soo baxaan, oo la socdaan hadba sida xaaladdu tahay.

- Waa in loo diyaar ahaado baraf tuulan oo laga bixi kari waayo, ayuu yidhi Carsten Jakobsen, oo warfaafinta u qaabilsan hayadda jidadka.

Bilayska ayaa ka digaya socdaalka baabuurta ee aan daruuriga ahayn Bornholm, Thisted, Morsø iyo Skive.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send link til:

 

TV- og radio

Tjek dit hold i SAS-Liga spillet

Tjek dit hold i SAS-Liga spillet

Forårssæsonen i SAS Ligaen er godt i gang - hold øje med dit hold og optimer det forud for hver runde.

 

Årets bedste pressefoto

Årets bedste pressefoto

Ekstra Bladets fotograf Thomas Lekfeldt tog årets bedste pressefoto, mens Berlingske-fotograf Mads Nissen blev årets pressefotograf.

 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2010. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.