preload loader
id top nyheder
bukaan

Saddex cusbatal oo deenishka ah ayaa bilaabay tijaabada qaab cusub oo loo dawaynayo kansarka naasaha.

© colourbox.com

 

Redigeret af: 

 

Dadka kansarka qaba oo si kale loo dawaynayo

03. feb. 2010 12.00 Soomaali

Saddex cusbatal oo deenishka ah ayaa bilaabay tijaabada qaab cusub oo loo dawaynayo kansarka naasaha, oo ah cudurrada deenishku aad uga cabtaan, awelna loola tegi jiray jarmalka, sidaas waxa qoray wargayska Berlingske Tidende.

Ilaa hadda dumarka qaba kansarka baahsan ee naasaha, waa inay bixiyaan lacagta dawaynta cusub koonfurta xadka- markay jarmalka tagaan.

Cusbatallada Herlev, Odense iyo Århus ayaa bilaabay tijaabooyin lagu magacaabo kimoterebiga goobta, taas oo dawada toos loogu mudayo xubinta uu ku dhacay kansarka baahsani.

Ujeedada tijaabadani waa in la eego, bal in dawayntani soo ururin karto burooyinka kansarka ama gebi ahaan kaxayn karto.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.