preload loader
id top nyheder
qori

Laba dhallinyaro ah ayaa qof ay garanayeen meel u dhigeen qori gaaban, dabadeed waxa lagu xukumay xabsi sannad iyo saddex bilood ah midkiiba.

Foto: qizadog © Stock.xchng

 

Lagt på af: 

 

Xeerarkii baandada oo saameeyay dhallintii caadiga ahayd

04. feb. 2010 09.13 Soomaali

Mikkel oo 18 jir ah iyo Helen oo 19 jir ah oo deggan Varnæs oo ka tirsan Aabenraa ayaa lagu qaaday xeerarkii baandada.

Labadaas oo saaxiib ahaan jiray waxay qof ay garanayeen meel u dhigeen qori gaaban, dabadeed waxa lagu xukumay xabsi sannad iyo saddex bilood ah midkiiba, sidaas waxa qoray wargayska JydskeVestkysten.

Bilaysku wuxu ku tilmaamay, laba dhallinyaro ah oo caadi ah, oo aanay hore bilayska wax ugu kulmin.

Qoyskoodu wuxu ciqaabta ku tilmaamay mid aan u dhigmin denbiga.
                                       
Garsooraha ayaa yidhi, siyaasiyiintu way ka digeen, in natiijadu sidan noqonayso.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.