preload loader
id top nyheder
sigaar

kooxaha hawlgabka xilliga hore gala, shaqolaawayaasha iyo deenishka kale ee saboolka ah ayaa si ballaadhan u cabba sigaarka

© Stock.xchng

 

Kilde: Politiken

 

Kooxaha saboolka ah oo iska caba sigaarka

04. feb. 2010 11.52 Soomaali

Ma daneeyaan digniinaha badan ee ka soo horjeeda cabbista sigaarka. kooxaha hawlgabka xilliga hore gala, shaqolaawayaasha iyo deenishka kale ee saboolka ah ayaa si ballaadhan u cabba sigaarka, ayuu qoray wargayska Politiken.

Sannadihii ugu danbeeyay dadka waxbarashada sare leh ayaa faraha ka qaadayay cabista sigaarka. Sidaas waxa muujiyay baadhitaan cusub oo ay soo saartay xarunta cilmibaadhista iyo ka hortegista iyo caafimaadka.

Baadhitaanku wuxu muujinayaa, in dadka saboolka ahi iskood u cabbaan sigaarka. Way kaga doonis badan yihiin dadka hodanka ah, inay joojiyaan, ilaa saddex jeer ayay isku dayaan celcelis ahaan, laakiin mar walba way ku soo noqdaan.

Waxa lagu sharxi karaa waxyaabo ay ka mid yihiin, inay sannado badan cabbayeen, tiro badanna ka cabbayeen.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.