preload loader
id top nyheder
ardayad

60.000 oo dhallinyaro ah ayaa dhammaystay waxbarashadii dugsiga sare afartii sano ee ugu danbeeyay, laakiin may sii wadin waxbarashadii.

 

Skrevet af: 

 

Dhallinta oo lagu dhiirrigelinayo waxbarashada

05. feb. 2010 09.20 Soomaali

60.000 oo dhallinyaro ah ayaa dhammaystay waxbarashadii dugsiga sare afartii sano ee ugu danbeeyay, laakiin may sii wadin waxbarashadii.

Lama oggolaan karo, ayay qabtaa wasaaradda cilmibaadhista iyo waxbarashada. Sidaas awgeed waxa dhallinyarada maalmaha soo socda boosta ugu iman doonta waraaq.

Waraaqda waxa ku qoran dhiirrigelin, inay dib isu soo habeeyaan oo waxbarashada sii wadaan. Gaar ahaan dhallinyarada ayay tahay, inay dib isu soo habeeyaan.

Halka boqolkiiba 53 dadka waxbarashada sare u gudbay dumar yihiin, waxa hoos u dhacay tiradii raga oo boqolkiiba 37 keli ah.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.