preload loader
id top nyheder
Lars Løkke Rasmussen

Hadday doorasho maanta dhici lahayd, xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa noqon lahaa ka ugu wayn, oo heli lahaa 26,2 boqolkiiba. Xisbiyada garabka bidixna waxay heli lahaayeen 90 xildhibaan.

Foto: Finn Vest © DR

 

Redigeret af: 

 

Codbixiyayaashu kuma kalsoona Løkke

05. feb. 2010 09.48 Soomaali

Hadday doorasho maanta dhici lahayd, xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa noqon lahaa ka ugu wayn, oo heli lahaa 26,2 boqolkiiba. Xisbiyada garabka bidixna waxay heli lahaayeen 90 xildhibaan. Sidaas waxa muujiyay rayiururin Greens u samaysay Børsen.

Guusha rayiururinta xisbiyada garabka bidix waxa kaalin ka qaatay horumarkii waynaa ee xisbiga SF-tu sameeyay doorashadii dhawayd.

Goaanka codbixiyayaasha ee la xidhiidha, inay meesha ka baxdo dawladda xisbiyada VK, waxa weheliya raisal wasaaraha oo ay muuqata, in codadkii taageeri lahaa meesha ka baxeen.

Boqolkiiba 68 ayaan qabin, in raisal wasaaruhu awood u leeyahay, inuu soo jiito codad uu ku guulaysto doorashada soo socota. Xataa xisbiyada K iyo DF ayaa rumaysan, in aanu aqlabiyad kuu guulaysanayn Løkke.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.