preload loader
id top nyheder
jinsi dabeecadeed

Ardayda fasallada 6. -10 ee dugsiyada hoose/dhexe ayaa qaadanaya wiig si wayn looga hadlo waxbarashada jinsiga, oo ka mid ah ololaha jinsiga ee sannadka

Foto: Michal Koralewski © stock.xchange

 

Lagt på af: 

 

Jadwalka dugsiga ha lagu daro xisado badan oo jinsi ah

08. feb. 2010 09.23 Soomaali

Halka 120.000 oo ardayda dhigata fasalka 6. -10 ee dugsiyada hoose/dhexe la kulmayaan wiig si wayn looga hadlo waxbarashada jinsiga, oo ka mid ah ololaha jinsiga ee sannadka, ayaa mucaaradku rabaan in jadwalka dugsiayada si joogto loogu soo daro xisado badan oo jinsi ah.

Sidaas awgeed xisbiyada Sooshal dimuqraadiga, SF, Radikaalka iyo Enhedslistka ayaa soo bandhigaya talo, fasal kasta la siinayo xisado badan oo wax looga sheegayo jinsiga.

Taladaasi waxay dhidibada u aasaysaa, in aan la helin qof dhallinyar ah oo ka baxa dugsiga hoose/dhexe, isagoo aan lahayn aqoonta asaasiga ah ee la xidhiidha, siday ugu gudan lahaayeen jinsi caafimaad leh oo aamin ah, ayay tidhi  Kirsten Brosbøl (S), oo madax ka ah xidhiidhka xisbiyada baarlamanka ee caafimaadka jinsiga.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.