preload loader
id top nyheder
lacag

Aqlabiyadda siyaasiyiinta aan dawladda ku jirin ayaa aaminsan in la ugaadhsado shakhsiyadaha iyo shirkadaha ku qarsada lacagta baananka dalka debeddiisa, si ay uga la baxsadaan cashuurta Danmark.

 

Lagt på af: 

 

Waa in dawladdu iibsato liiska khaaimiinta

09. feb. 2010 10.36 Soomaali

Dawladda deenishku waxay diyaar u tahay, inay malaayiin koron siiso dadka iibiya xogta sirta culus ah ee la xidhiidha hantida cashuurta laga la baxsaday ee lagu qarsaday Iswisarland iyo Liechtenstein.

Waxa sidaas qaba aqlabiyadda siyaasiyiinta aan dawladda ku jirin, oo aaminsan in la ugaadhsado shakhsiyadaha iyo shirkadaha ku qarsada lacagta baananka dalka debeddiiasa, si ay uga la baxsadaan cashuurta Danmark. Sidaas waxa qoray wargayska Politiken.

Dalal badan oo ka tirsan EU-da ayaa iibsaday liiska khaaimiinta cashuuraha la baxsada.

Jarmalku oo u diyaar ah inuu iibsado
Waxa ugu danbeeyay jarmalka oo goaansaday, inuu 18.5 koron ku iibsado warar la xidhiidha 1.500 oo koonto oo ku yaal baananka Iswisarland.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.