preload loader
id top nyheder
Khamri

Mustaqbalka waa in la kala fogeeyo baararka Kobanheegan.

© Colourbox

 

Skrevet af: 

 

Baarar tiro yar oo Kobanheegan ah

12. jul. 2010 11.37 Soomaali

Mustaqbalka waa in la kala fogeeyo baararka Kobanheegan. Waa sidaas talada badhasaabka daryeelka iyo caafimaadka ee caasimadda Ninna Thomson, oo ku tilmaantay isticmaalka alkahoosha ee deenishka mid aad u sarraysa:

- Nasiib wanaag waxa aynnu haysannaa fursado siyaasadeed oo hoos loogu dhigi karo isticmaalka alkahoosha - waxa tusaale ahaan la xaddidi karaa tirada liisamada alkahoosha, ayay ku qortay qaybta doodaha ee wargayska Kristeligt Dagblad.

Waxay soo jeedisay, in dawladda hoose ee Kobanheegan qorshe u samayso tirada liisamada la bixinayo, xilliyada ay furnaanayaan baararku, xaaladdaha baararka iyo fogaanta ay u jiraan dugsiyada.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban, Statsbiblioteket

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.