preload loader
id top nyheder
Leif Hornshøj

Ra'yiururin loo sameeyay wargayska Avisen ayaa muujisay, in xisbiga Fælleslisten laga yaabo, inuu codbixiyayaasha ka soo jiito dhinacyada kala duwan ee siyaasadda iyo dhammaan gobollada deenishka oo dhan.

© www.blueberries.dk/

 

Redigeret af: 

 

Fælleslisten oo deenish badani galeen

14. jul. 2010 09.42 Soomaali

Siyaasiyiinta deenishka ee ka hawlgal xarunta baarlamanka ee Christiansborg aad baa loogaga kacsan yahay meelaha ka durugsan magaalooyinka waawayn, arrintaasina wax wayn ayay gebi ahaan ka beddelaysaa siyaasadda deenishka, sidu qoray wargayska Berlingske Tidende.

Ra'yiururin loo sameeyay wargayska Avisen ayaa muujisay, in xisbiga Fælleslisten laga yaabo, inuu codbixiyayaasha ka soo jiito dhinacyada kala duwan ee siyaasadda iyo dhammaan gobollada deenishka oo dhan.

- Aad ayaan ugu faraxsanahay, waana aan la yar yaabay, waayo sidaas na looma aqoon, haddana sida muuqato waxa aannu dhammaan meelaha Kobanheegan u dhowdhow ku leenahay dad na metela, ayuu yidhi guddoomiyaha xisbiga Fælleslisten, Leif Hornshøj.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban, Statsbiblioteket

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.