preload loader
id top nyheder
xabsi

Taniyo 2001 tirada dadka aan xukunayn ee xabsiyada lagu hayaa, waxay kor u kacday boqolkiiba 46.

© Colourbox

 

Skrevet af: 

 

Dad badan oo xukun la'aan muddo dheer la hayo

02. sep. 2010 11.26 Soomaali

Inkastoo dawladdu ku ballanqaaday sannadkii 2008, in la soo afjaro dadka xabsiyada lagu hayo muddo dheer, iyadoo aan la xukumin, haddana arrintaasi waxay u dhacday sida kale.

Ilaa hadda meelo badan waxa dadka lagu hayaa, iyagoo aan xukunayn muddo ka badan saddex bilood, sida ay muujiyaan tirooyinka qarsoodi ah oo P1 ka soo helay wasaaradda caddaaladda.

Tirada dhabta ah muran baa ka taagan, waayo dawladda ayaa ku ballanqaaday in la xaddido dadka tuhunka la isaga haynayo muddada dheer. Laakiin xeerarkii la adkeeyay sannadkii 2008 ayaa shukaanta dhinaca kale u duway. Tirada dadkii la haynayay muddo ka badan saddex bilood maxkamad la'aanna, isla sannadka xeerarkaa la ansixiyay waxay korodhay boqolkiiba 5.

Hadda waxa xabsiyada ku jira 1400 qof oo lahaye. Boqolkiiba 11 waxa la hayaa muddo ka badan 3 bilood, iyagoo aan xukunayn. Taniyo 2001 tirada dadka aan xukunayn ee xabsiyada lagu hayaa, waxay kor u kacday boqolkiiba 46.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban, Statsbiblioteket

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.