preload loader
id top nyheder
ajinebi

Ajinebiga, doolka iyo carruurtooda, intuba kaalin wayn ayay ka ciyaarayaan, inuu mustaqbalka sii rogmo taayirka bulshada barwaaqosooranka ahi.

© DR

 

Skrevet af: 

 

Baahi wayn baa loo qabaa ajinebiga

03. sep. 2010 11.08 Soomaali

Ajinebiga, doolka iyo carruurtooda, intuba kaalin wayn ayay ka ciyaarayaan, in mustaqbalka uu sii rogmo taayirka bulshada barwaaqosooranka ahi.

Tiro ku dhow shan daloolow dalool da'da firfircoon ee shaqada ayaa ajinebi noqonaya sannadka 2050, waa labanlaabka tirada ay hadda yihiin, siday muujinayaan tirooyinka xafiiska tirakoobyada ee Danmark.

Torben Tranæs, oo ah madaxa baadhitaannada ee sanduuqa Rockwool Fonden, ayaa u caddeeyay wargayska Berlingske Tidende, in ajinebigu kaalin wayn ka ciyaari doonaan mustaqbalka dawladda barwaaqosooranka ah, iyadoo ay sidoo kale jiraan qaar badan oo hawlgab noqon doona.

- Sidaas awgeed waa muhiim, in ajinebiga iyo carruurtoodu qaataan waxbarasho sare.

Teeda kale waxa muhiim ah, in dalalka debedda laga soo jiito xoog shaqaale oo waxbarasho sare leh, ayuu yidhi madaxa latalinta ururka wershedaha Danmark,  Martin Steen Kabongo.

Waxa tarjumay: Ahmed Diria Liban, Statsbiblioteket

Send eller anbefal link

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.