preload loader
id top nyheder
Emmeli

Foto: Henning Bagger © Scanpix

 

Emmelie ayaa badisay tartankii heesaha

29. jan. 2013 13.23 Soomaali

Inanta cusub ee Emmelie de Forest ayaa ku guulaysatay qaalbiyada Danmark oo badisay abaalmarinta tartanka muusiga deenishka ee Dansk Melodi Grand Prix.

Waxay guushaas ku taabtay xafladdii waynayd ee ka dhacday hoolka Boxen ee Herning, oo markii ugu horraysay ay socodsiinayeen saddexda dumar ah: Sofie Lassen-Kahlke, Louise Wolff  iyo Lise Rønne.

Qofkii dadku doortay ayaa badiyay
Wareeggii ugu danbeeyay ayaa garsoorayaashu u codeeyeen, iyagoo siinaya tartamayaashii wareegaas u soo gudbay dhibcaha 1,2 iyo 3.

Goaanka garsoorku ma ahayn gebogebo, waayo dadwaynaha deenishka ayaa qudhoodu codaynayay oo lahaa kala badh awoodda, si loo hubiyo in wax waliba caddaalad ku dhaceen, kuwaas oo bixinaya dhibco la mid ah kuwa garsoorayaasha goobjoogga ah - ama 30 dhibcood.

Waxa lagu qaybinayay boqollay, xidhiidhayaashii barnaamijkuna markii danbe ayay si xiiso leh u soo bandhigeen, in Emmelie de Forest dadwaynaha ka heshay 15 dhibcood - iyadoo ku guulaysatay guushii kama danbaysta ahayd ee tartanka muusiga, Dansk Melodi Grand Prix 2013.

Send eller anbefal link

 

Retssagen mod Breivik

Retssagen mod Breivik

Igennem 10 uger vil sagen mod Anders Behring Breivik rulle i Norge. Følg med her.

 

Valg i Egypten

Valg i Egypten

Nu får egypterne endelig lov til selv at bestemme. Der er valg i Egypten, og dr.dk er med. Få overblik over partierne, se tidslinje og læs alle reportager.

 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2013. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.