Bilawga adag ee barnaamijka macmiisha
08. feb. 2013 12.46 SoomaaliGuddoomiyaha qaybka shakhsiyaadka ee baanka Danske Bank, Tonny Andersen, ayaa qiray, in barnaamijka macmiisha ee baanka Dansk Bank uu ku bilaabmay si adag.
- Waannu of nahay, in barnaamijka macmiishu ku bilaabmay si adag. Laakiin dadka ugu badan ee ka tegay baanku waxay danaynayeen baanan ku yaal meel kale, ayuu shir jaraaid ku yidhi yidhi maamuluhu.
3800 oo ahaa macmiisha baanka Danske Bank ayaa ka tegay baanka, marku soo saaray barnaamijka macmiisha.
250.000 oo macmiisha Danske Bank ah oo ka mid ah 2,1 milyan macmiisha ah ayaa ilaa hadda isa soo qoray barnaamijka macmiisha.