preload loader
id top nyheder
Bjarne Corydon

Foto: Linda Kastrup

 

Mushaharka macalimiina dugsiyada sare

08. feb. 2013 12.47 Soomaali

Macallimiinta dugsiyada sare ee deenishka ayaa helaya mushahar badan, laakiin teeda kale maamulayaasha ayaa u kala qaybinaya xilliyada waxbarashada iyo diyaarinta.

Sidaas waxa sheegay DR Nyhder.

Maalin dhan ayaa wasiirka maaliyadda Bjarne Corydon iyo madaxda wadaxaajoodka ee shaqaalaha dawladdu ay ka wada hadlayeen heshiis shaqeed oooooo saamaynaya 180.000 oo macalliinta, bilayska iyo shaqaalaha kale ee dawladda ah.

Hadda xisaabo ayay ku jiraan laba kooxood, waxana ay dib u kulmayaan 19.00 saac, so loo soo gebogebeeyay heshiiska.

Ilwareed ku dhow wadaxaajoodka ayaa sheegay, waa la isku dhow yahay heshiiska mushaharka iyo muddada shaqooyinka dheeraadka ah, labadaas meelood heshiiskooduna gelinka danbe ayuu dhammaanayaa.

Arrinta lagu muransanaa ee khusaysa macallimiinta dugsiyada sare waxa labada dhinac ay ka fikirayaan qaab lacagta loo kordhiyo macallimiinta dugsiyada sare, maamulayaashana loo dhaafo qaybinta saacadaha waxbarashada iyo diyaarinta.

Send eller anbefal link

 

Retssagen mod Breivik

Retssagen mod Breivik

Igennem 10 uger vil sagen mod Anders Behring Breivik rulle i Norge. Følg med her.

 

Valg i Egypten

Valg i Egypten

Nu får egypterne endelig lov til selv at bestemme. Der er valg i Egypten, og dr.dk er med. Få overblik over partierne, se tidslinje og læs alle reportager.

 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2013. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.