preload loader
id top nyheder
EU

Foto: BERTRAND LANGLOIS

 

EU: Danmark oo balaayiin loo dhaafay

08. feb. 2013 12.54 Soomaali

Danmark ayaa balaayiin koron loo dhaafay dhinaca dakliga, wadaxaajoodyada la xidhiidha mustaqbalka fog ee miisaaniyadda EU-da.

Sidaas waxa ka warhelay wakaaladda wararka deenishka, Ritzau.

Dhaafitaanka loo sameeyay deenishku wuxu qayb ka yahay ajandaha uu madaxwaynaha EU-da, Herman Van Rompuy, shirwayne ka dhacay Bruxelles goor hore oo jimcihii ah ugu soo bandhigay dalalka uu ka kooban ururka EU-da iyo madaxdooda.

Teeda kale raisalwasaare Helle Thorning-Schmidt (S) ayaa u diyaar ah, inay oggolaato hindisaha miisaaniyadeed ee la soo jeediyay, oo hadda miiska saran. Hawsha hadda taal, waa sidii arrinta loogu la soo noqon lahaa dalka, ayuu sheegay ilwareed ku dhow wadaxaajoodyada.

Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka deenishka, Ritzau, Danmark waa dalka keli ah ee ajandaha Van Rompuy, dhaafitaan loo sameeyay miisaaniyadda EU-da.

Send eller anbefal link

 

Retssagen mod Breivik

Retssagen mod Breivik

Igennem 10 uger vil sagen mod Anders Behring Breivik rulle i Norge. Følg med her.

 

Valg i Egypten

Valg i Egypten

Nu får egypterne endelig lov til selv at bestemme. Der er valg i Egypten, og dr.dk er med. Få overblik over partierne, se tidslinje og læs alle reportager.

 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2013. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.