preload loader
id top nyheder
Lars Hedegaard

Foto: Henning Bagger © Scanpix

 

Dhuumasho joogto ah ayaan gelayaa

11. feb. 2013 13.09 Soomaali

Tan iyo markii la iksu dayay in la dilo salaasadii, Lars Hedegaard wuxu ku dhuumanayay meel qarsoodi ah ay ku ilaalinayaan hayadda sirdoonku maalintii oo dhan.

Waa meel qarsoodi ah, waxana uu u sheegay DR Nyheder, inuu hadda u diyaar garoobayo, inay hadda wixii ka danbeeya noloshiisa si joogto ah ugu jiraan bilayska nabadsugiddu. Sida kuwa kale ee wax ka sheega diinta islaamka, waxay noqonaysaa, in si joogto ah loo ilaaliyo.
 
- Waxaan si fiican u garanayaa Kurt Westergaard, waxaan garanayaa Pia Kjærsgaard, Naser Khader, Lars Vilks. Waxa kaloo aan garanayaa Geert Wilders. Dhammaan dadka uu bilaysku ilaaliyo waan garanayaa. Maxaan uga jeedaa? Xaaladdaydu maanta waxay la mid tahay xaaladdooda. Wax kale ma samayn karo, waa in aan isku sargooyaa waxyaabaha lamahuraanka ah, ayuu yidhi Lars Hedegaard.

Send eller anbefal link

 

Retssagen mod Breivik

Retssagen mod Breivik

Igennem 10 uger vil sagen mod Anders Behring Breivik rulle i Norge. Følg med her.

 

Valg i Egypten

Valg i Egypten

Nu får egypterne endelig lov til selv at bestemme. Der er valg i Egypten, og dr.dk er med. Få overblik over partierne, se tidslinje og læs alle reportager.

 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2013. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.