preload loader
id top nyheder
Kors

© DR

 

Radikaalka oo raba baaderi casri ah

12. feb. 2013 12.42 Soomaali

Waa tallaabo hor leh, in baaderiga wayni is casilo. Laakiin isbeddelka yuu ku koobnaan halkaas, ayay qabaan xisbiga Radikaalku:

- Waxa wacnaan lahayd, iyadoo hore loo sii qaado talaabooyinka la xidhiidha baaderiga wayn cusubi, inuu noqdo mid la jaanqaadi kara dunida cusub. Baaderi fahansan baahida loo qabo ka hortegista cudurka Aids, ayay dr.kd ku tidhi siger Marlene Borst Hansen, oo ah afhayeenka arrimaha dhaqanka iyo sinnaanta ee xisbiga Radikaalka.

Xisbiga Radikaalka ayaa ka rajaynaya baaderiga wayn ee cusub, inay u muuqan karto, in wayni iska beddeleen dunida tan iyo berigii baaderigu ka talin jiray.

Marlene Borst Hansen ayaa sidoo kale ka rajaynaysa baaderiga wayn ee cusub, inuu awooddisa ugu halgamo madaxbannaanida:

- Baaderiga wayn ayaa leh meeqaan gaar ah. Dunida oo dhan wuxu ku leeyahay cod wayn. Waana ay fiicnaan lahayd, haddii la midayn lahaa aragtida diimaha, intii la iska hor iman lahaa, ayay tidhi afhayeenka arrimaha dhaqanka ee xisbiga Radikaalku.

Baaderiga wayn ee 85 jirka ah, Benedikt, ayaa xilka ka fadhiisanaya 28 feberweri, sida laga sheegay Fatikaanka.

Send eller anbefal link

 

Retssagen mod Breivik

Retssagen mod Breivik

Igennem 10 uger vil sagen mod Anders Behring Breivik rulle i Norge. Følg med her.

 

Valg i Egypten

Valg i Egypten

Nu får egypterne endelig lov til selv at bestemme. Der er valg i Egypten, og dr.dk er med. Få overblik over partierne, se tidslinje og læs alle reportager.

 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2013. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.