preload loader
id top nyheder

Wararka oo soomaali ah

Ardayda oo kaashan kara Google

9. feb. 2012 12:03Soomaali

Laga bilaabo sannadka 2014, ardayda dhigata dugsiyada sare ayaa imtixaanka qoraalka ah ee ingiriisada, heerka A, adeegsan kara Google-ka.

 

Barbaariyayaashu ma helaan jawaab

9. feb. 2012 11:26Soomaali

Barbaariyayaasha ayaa degmada la socodsiiya ilmaha ay uga shakiyaan, inaan la daryeelin. Laakiin wax danbe kama maqlaan kiisaska ay gudbiyaan.

 

Muslinku waa inay cunaan doofaarka

9. feb. 2012 11:12Soomaali

Dugsiga hudheellada jiifka iyo cuntada ee ku yaal degmada Valby ayaa ka raba nin dhallinyaro ah oo muslin ah, inuu dhadhamiyo hilibka doofaarka.

 

Carruurta uu kala tago waalidkood

9. feb. 2012 11:10Soomaali

Haddii aabbaha iyo hooyadu kala tagaan mustaqbalka, wadajir toos ugu heli maayaan masuuliyadda waalidka ee carruurta.

 

Dadka caydha qaata oo dayn aasan

9. feb. 2012 11:07Soomaali

Dadka caydha qaata ayaa celcelis ahaan lagu leeyahay dayn dhan 60.000 oo koron, badidooduna waxay qasab ku galeen dayn dulsaarkeedu qaali yahay.

 

Gurilaawayal la seexiyo guryaha koloniga

9. feb. 2012 11:04Soomaali

Qabowga barafka ah ayaa keenay in deenishku caawiyaan dadka guryaha la’, ee debedda ku dhaxamoonaya

 

Baarlamanka oo la jahawareeriyay

8. feb. 2012 12:27Soomaali

Taliyihii hore ee hawldallaga dagaalgelinta ciidanka (HOK), Poul Kiærskou, ayaa bixiyay amar tiro qaldan loogu sheegay baarlamanka maxaabiista Ciraaq.

 

Ajinebi badan oo barta af deenishka

8. feb. 2012 11:14Soomaali

Ajinebi badan ayaa xoog u la tacaalaya ku dhawaaqista iyo naxwaha adag ee af deenishka.

 

Dhallinyaradu ma oga khatarta mootada

8. feb. 2012 10:43Soomaali

Aad ayay uga khatarsan tahay in mooto la kaxaystaa, in la kaxaysto baaskiil ama gaadhi, marka la dhexgalo gaadiidka.

 

Danmark waa kaalinta 2aad curinta

8. feb. 2012 10:36Soomaali

Danmark ayaa ka mid ah hormoodka dalalka yurub, marka laga hadlayo curinta.

 

Guddoomiyihii Vestas oo is casilaya

8. feb. 2012 09:49Soomaali

Guddoomiyaha guddida Vestas, Bent Erik Carlsen, ayaa is casilaya shirwaynaha soo socda.

 

Baakidhka sigaar ahi waa 20 xabbo

8. feb. 2012 09:44Soomaali

Baakidhka sigaar ahi waa 20 xabbo. Maaha 19 iyo 18 midna, laakiin waa 20.

 

Qoysas badan oo laga saaray guryihii

7. feb. 2012 12:54Soomaali

Weli dad badan ayaa debedda looga qaubaa guryahooda, sababtuna waa kirada oo ay bixin waayeen.

 

DePuy oo gunnaynaysay dhakhtarrada

7. feb. 2012 12:35Soomaali

Hadda waxa soo ifbaxay fadeexado cusub oo la xidhiidha miskaha birta ah, oo shirkadda samaysaa ay sannado badan gunnaynaysay dhakhtarrada deenishka.

 

Weliyucahdiga oo shaqeeya 140 cisho/san

7. feb. 2012 11:52Soomaali

Baabuur ballaadhan, safarro qaali ah iyo xafladaha ugu waawayn dunida, ayaa ah sawirrada lagu bartay qoyska boqortooyada.

 

Carruurta ma yaqaaniin halista gaadiidka

7. feb. 2012 10:31Soomaali

Sannad kasta waxa gaadiidku laayaa 87 carruur iyo dhallinyaro ah – oo u dhiganta afartii cishoba hal shil.

 

Waa looga digay halista miskaxaha

6. feb. 2012 12:54Soomaali

Sannado ayay dhakhtarrada u gelinayeen dadka buka ee Danmark misko sanaaci ah, iyadoo looga digay in misigta birta ahi keeni karto cawaaqib xumo.

 

Lacag cashuured o si xun loo isticmaalay

6. feb. 2012 12:52Soomaali

Degmada Norddjurs ayaa hadda bilayska ka ashkataysay xarun la dejiyo dhallinyarada laga qaadooo reerahooda, oo si xun loo isticmaalay lacagteedii.

 

12kii miridh ee Thorning oo noqonaya 30

6. feb. 2012 12:16Soomaali

Baabiinta nasashada ama biririfta qadada ee mushaharkeeda la qaato ayaa laga helayaa 12,5 bilyan oo koron.

 

Habeenkii ugu qaboobaa feb 26 sano

6. feb. 2012 11:21Soomaali

Habeenimadii axaddii ayaa heerkulka dalku hoos ugu dhacay si aan caadi ahayn, iyadoo subaxnimadii hore meelo badani gaadheen 20 digrii oo taban.

 

Melancholia: Filimka denishka ee sanadka

6. feb. 2012 10:13Soomaali

Lars von Trier kama odhan eray keli ah, markii filimkiisa Melancholia urursaday abaalmarinta haybadda leh ee taallada Robert habeenkii axadii.

 

SF: Ha la jaro jeegga carruurta

3. feb. 2012 13:10Soomaali

Dadka mushaharka badan ee ku jira shaqada hayalka san (fleksjob) waa inay filaan in laga jarayo, jeegga caruurtana waa in lagu sameeyo dibuhabayn

 

Qabowga oo sii soconaya

3. feb. 2012 12:11Soomaali

Qabow aad u daran ayaa ku dul habsaday qaybo badan oo ka mid ah bariga iyo woqooyiga Yurub.

 

61jir deenish ah oo lagu xukumay 30 sano

3. feb. 2012 11:51Soomaali

Kai Lundstrøm Pedersen ayaa maxkamad ku taal Kansas City ku xukumay 30 sano oo xadhig ah, ka dib markuu shukaansaday una hanjebay gabadh 11 jir ah.

 

Sugitaanka dheer ee baadhitaanka

3. feb. 2012 11:21Soomaali

Ilaa 125 dumar ah oo deenish ah ayaa sannad walba u dhinta kansarka dhuunta ilmogaleenka.

 

Dhalinyaradu waa masuul xagga dhaqaalaha

3. feb. 2012 10:44Soomaali

Dhallinyarada da’doodu u dhaxayso 18 ilaa 20 ayaa si fiican isaga bixiyay xisaabaha, marka la eego siday ahaayeen markii hore ahaayeen.

 

Duqa Ayfar oo raalligelin bixisay

3. feb. 2012 09:24Soomaali

Duqa Kobanheegan ee cimilada iyo farsamada, Ayfer Baykal, ayaa hadda markale raalligelin siiyay hablihii shilka uu la dhacay biriijka Dronning Louises

 

Taliyii eedaysnaa o ku noqday Afqanistan

2. feb. 2012 13:25Soomaali

Taliye kooxeedkii deenishka ahaa, ee lagu eedeeyay dilka rayid reer Afqaanistaan ah, ayaa haddana shaqadii dib ugu laabtay.

 

Iskudarka duqadda doofaarka iyo lo'da

2. feb. 2012 12:44Soomaali

Ugu yaraan 20 hiliblayaasha deenishka ah ayaa sannadihii ugu danbeeyay la daahfurayay fadeexado la xidhiidha hilibkooda

 

Novo Nordisk oo xoog u macaashtay

2. feb. 2012 11:39Soomaali

Shirkadda dawooyinka ee Novo Nordisk ayaa kordhisay sannadka 2011 faaidooyinka hawlgalka boqolkiiba 18 oo keenay macaash dhan 22,4 bilyan oo koron.

 

Talada habeenkii ee farmasiga

2. feb. 2012 10:55Soomaali

Marku qofku galo bogga intarnetka ee apotek.dk wuxu maalintii oo dhan toos u la xidhiidhi karaa dawoyaqaan ama dawoyahan .

 

Robotyo waayeelka u xaadha guriga

2. feb. 2012 10:21Soomaali

Degmooyin badan ayaa raba inay sharci u helaan, in waayeelku iibsadaan huufarro robotyo ah, oo u nadiifiya guriga.

 

Magdhowga fasaxa la bukoodo

2. feb. 2012 10:17Soomaali

Waa in mushaharqaatayaasha loo magdhabo maalmaha fasaxooda, haddii ay bukoodaan ama dhaawacmaan.

 

Heshiiska Euroda oo la taageeray

1. feb. 2012 13:42Soomaali

Aqlabiyad badan oo codbixiyayaasha ah ayaa taageeray heshiiska euroda, siday muujisay ra’yiururin Gallup u samaysay wargayska Berlingske.

 

Qabashada 88 kiis oo dheeraad ah

1. feb. 2012 13:39Soomaali

Xisbiga DF ayaa hadda ku eedeeyay dawladda, inay war qalad ah uga sheegtay baarlamanka waxqabadka kantaroolka dheeraadka ah ee xuduudaha.

 

Søvndal oo taageeraya dumarka carbeed

1. feb. 2012 13:36Soomaali

Wasiirka arrimaha debedda Villy Søvndal ayaa raba, inuu taageero haweenka carabta, oo kaalin way ka qaatay waxa lagu magacaabo guga carabta.

 

Dhakhtar kale ayuu shaqaaleeyay

1. feb. 2012 13:33Soomaali

Dhakhtarka sare ee qalliinka ee Bent Kirkby, oo aan ka diiwaangashanayn kilinigga, ayaa la shaqeeyay dhakhtarka qalliinka naasaha , Kim Tjelum.

 

241.000 dhallin ah oo shaqo beelay

1. feb. 2012 10:35Soomaali

Muddo sannad gudihii ah waxa shaqobeelay 241.000 kale oo dhallinyarada yurubiyanka ah. Sidaas waxa muujiyay xafiiska tirokoobyada EU-da, eurostat.

 

Ajinebiga oo doorta dugsiyada gaarka ah

31. jan. 2012 13:06Soomaali

Waalid badan oo muslin ah ayaa carruurtooda geeya dugsiyada madaxabannaan ee gaarka ah.

 

Raadaynta Danmark ee heshiiska

31. jan. 2012 12:47Soomaali

Danmark ayaa raadayn ku yeelanaysa heshiiska maaliyadda, ayay tidhi raisalwasaaruhu

 

Ka feejignaanta faroxumeeyayaasha

31. jan. 2012 11:45Soomaali

Waxa la kordhiyay kantaroolka iyo xaashida denbi la’aanta carruurta (børneattester) ee dadka shaqadoodu la xidhiidho carruurta.

 

Ha la qalo dadka ka yar 50 jir ee dhinta

31. jan. 2012 11:08Soomaali

Waa in qalliin baadhitaan ah lagu sameeyo dhammaan dadka da’doodu ka yar tahay 50, ee u dhinta si lama filaan ah.

 

Lacagta carruurta aan joogin dalka

31. jan. 2012 11:02Soomaali

Muwaadiniinta EU-da ayaa dhab ahaan xaq u leh deeqaha bulshada, markay ka shaqeeyaan Danmark.

 

7 sano ayaa loogu xukumay argagixiso

31. jan. 2012 10:06Soomaali

Maxkamadda degmada Oslo ayaa ku xukuntay laba nin toddoba sano iyo 3,5 sano oo xadhig ah, iyagoo qorshaynayay falal argagixiso oo ku lid ah Danmark.

 

Danmark oo ku guulaysay Dahab

30. jan. 2012 12:30Soomaali

Mikkel Hansen ayaa noqday geesi wayn, marku Danmark u keenay guusha kama danbaysta ah ee Dahabka koobka yurub, EM, ee kubadda gacanta.

 

Maraakiibta Danmark oo hubka qaada

30. jan. 2012 11:50Soomaali

Maraakiibta deenishka ayaa hub badan u qaada kelitaliyayaasha, xukuumadaha, jabhadaha iyo goobaha xiisaduhu ka taagan yihiin ee dunida.

 

Qarsoodi ku shaqaynta shirkadaha bariga

30. jan. 2012 11:27Soomaali

Hayadda kormeerka xaaladda shaqada ayaa saddex laabtay qabashada shirkadaha ajinebiga ah ee sida qarsoodiga ah uga shaqeeya Danmark.

 

Wax yar baanu ka dheefnaa cashuurta

30. jan. 2012 11:05Soomaali

Marku sii bato dakhliga la helo, waxa sii badata sida aan loogu qanacsanayn dheellitirka waxa qofku siiyo dawladda barwaaqosooranka iyo wuxu ka helo

 

Siyaasiyiinta: Waa in godka la owdo

30. jan. 2012 10:16Soomaali

Waa in la hor joogsado dhakhtarrada sita takhasuska gaarka ah ee bilaa tayadana ah, si aanay dadka u qalin.

 

1/3 carruura aan lahayn caymiska shilka

30. jan. 2012 09:09Soomaali

Sidu u bilaabmay sannadka cusubi, badi degmooyinka ayaa baabiiyay caymisyadii shilka carruurta ee koox ahaan loo gelin jiray carruurta.

 
 

Warka BBC Soomaali

Wararka BBC-da oo dheeraad ah

 

Warka BBC Soomaali

 

TV- og radio

Det danske formandskab

Det danske formandskab

Med Helle Thorning-Schmidt i spidsen er Danmark formand for EU det næste halve år. Følg med her.

 

Dronning i 40 år

Dronning i 40 år

Margrethe har været dronning i Danmark i 40 år. Se alt om jubilæet her

 
 
 
 
 
 
Du er her: dr.dk > Nyheder > Andre_sprog > Soomaali

© Copyright DR 2012. Materialet må ikke gengives uden tilladelse jævnfør lov om ophavsret.